Hambalyo Hambalyo Hambalyo Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.

Jigjiga(CA)Dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee cakaaraNews iyo maareeyaha shabakada wararka ee cakaaranews waxay Tahniyad meher wacan ah u dirayaan caruus Mukhtar mahamed cabdi oo ka mid ah shaqaalaha shabakada wararka ee cakaaranews iyo lamaantiisa marwo Hodan Xasan Ahmed oo meherkoodu ka dhacay caasimada deegaanka ee magaalada Jigjiga.

Tahniyadan Meherka ayaa Waxaana diraya hanbaylayada .Maareeyaha shabakada wararka ee cakaaranews. Baashe cabdi ismaaciil, jacfar cabdi sayid, liibaan rashiid muuse, caasha ismaaciil ahmed, cabdi ciise ibraahin, ciise cali cabdi, khadra Muktar cabdi, faysa ahmed daahir, niciima sheikh dayib iyo waliba asaxaab kale oo ay ka mid yihiin cismaan c/laahi qalinle, c/rashiid ibraahin (shiine) ibaahin xuseen shide, maxamed faarax iyo cali xuseen.

Waxayna leeyihiin:- BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.