Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Jaaliyada DDSI ee Ku Dhaqan Dalka Canada oo Tacsi Diraysa

Canada(CT) Sabti jan31,2014.Jaaliyada DDSI ee Canada, waxay tacsi u diraysaa dhamaan eheladii u ka geeriyooday garaad Mohamud garaad Dool garaad Hirsi sidoo kale waxay ka tacsiyadaynaynaa shacabka DDSI iyo xukuumada. Ilaahay waxaan ka baryaynaa in Garaad mahamud Janadii fardowsa ka waraabsho inagana Wadar ahaanteen Samir iyo Iimaan inaga siiyo Aamiin Aamiin aamiin.

Intaas kadib waxaan u hambalyaynaynaa Garaad Kulmiye Garaad Mahamed Garaad Dool. waxaan leenahay garaad Kulmiye noqo kii umadiisa kulmiya ee u horseeda wanaag. hadaanu nahay Jaaliyada DDSI ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika Gaar ahaan Dalka Canada waan kugu garabtaaganahay xilkaa culus ee ad qaaday ilaahayna ha kuu fududeeyo.