Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Hello Sagag Hello Dh/madow

Waxaa helay isticmaalka Mobileka Degmooyinka ay ka midka Yihiin Degmada Dh/madow oo ka tirsan Maamulka Gobolka jarar iyo Degmada Sagag oo ka Tirsan Gobolka Nogob kuwaasoo ay qaybaha Shacabku mahadiyeen Talaabadan Isgaadhsiineed ee ay Fursada u heleen.

Dhanka kale Sida uu noo sheegay Kuxigeenka Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo warshadaha Mudane Axmed Shukri waxaa ilaa iyo Hada helay Isticmaalka aalada casriga ah ee Mobileka iyo Internetka 46 ka mida 68da Degmo iyadoona ay 22ka Degmo ee dhiman inta ka horaysa Dhamaadka sanadkan ay Heli doonaan ayuu Yidhi.