Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Tacsi:-Marxuum Cali Sahal oo Maydkiisii Laga Keenay Sweden Laguna Aasay Maanta Magaalada Qabridahar(Xabaal-Waayeel)

Jigjiga(CT) Waxaa tacsi loo Dirayaa Qoyskii iyo eheladii uu ka Geeriyooday Ilaahay ha u Naxariistee Cali Sahal oo ku Geeriyooday Wadanka Sweden oo Maydkiisii Maanta loo Qaaday Magaalada Qabridahar halkaasoo lagu aasay maanta marxuumka Xabaalaha Xabaal waayeel ee ku yaala magaalada Qabridahar oo uu marxuumku ku dardaarmay in lagu duugo. Waxaanu ilaahay uga baryaynaa in uu Samir iyo Iimaan ka siiyo Qoyskii,ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay marxuum Cali sahal kana Waraabiyo ilaahay naxariistii janatul fardawsa aamiin aamiin Aamiin.

dadka tacsida Diraya

1-wasiirka Madaxtooyada DDSI Mudane C/casiis maxamed

2-Maareeyaha xafiiska Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka Mudane C/wahaaab Rashiid

3-Ku-xigeenka Shirkada Booliska Gaarka ah Mudane Nasradiin Canab

4-ku-xigeenka wakaalada Qurbajoogta Mudane bashiir

5-ku-xigeenka wakaalada Qurbajoogta Mudane Dhoombe

6-Maareeyaha Shabakada CakaaraNews Mudane

7-Maareeyaha wakaalada Qurbajoogta Cabdi-Bari.

8-Shambal Xasan kayd,

9-Indho Jihaad(Ugas)

10-Suldan C/maalik Suldan M.haybe.

111-ugaas Duulane.

12-yusuf Suldan M.haybe iyo Dhamaanba Odoyaal-Dhaqameedka iyo Waxgaradka Magaalada Gobolka Qoraxey Dal iyo Dibadba