Ogaysiis: Dhamaan Ardayda Haysata Degree iyo Master.

Waxaa lagu wagalinayaa Dhamaanba Aqoonyahanka haysta shahaadooyinka Degree iyo Master ee wax ku soo bartay Jaamacadaha Dalka walina wakhtigu u saamaxin in ay Fursad u helaan Shaqaalaysiin Meel kasta oo ay Deegaanka ka joogaanba in ay iska soo diiwaangaliyaan Xarunta Dhexe ee XDSHSI horayna u soo qaataan Nuqul ka Mida Shahaadadooda iyo 2ba Sawir.