Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Deg-Deg:- Madaxwaynaha DDSI iyo Golaha Capinetka oo Si Kal iyo Laaba ugu Soo Dhaweeyay Wafti uu Hogaaminayay Madaxwaynaha Puntlandand Garaad Wiil-Waal Airport.

Jigjiga(CN) Waxaa Hada ka soo Degay Garoonka diyaaradaha Magaalada jigjiga Garaad Wiilwaal International Airport  wafti baladhan oo uu hogaaminayay Madaxwaynaha Puntland C/wali Gaas oo ka soo kicitimay dhanka Addis-ababa halkaasoo si wayn ay ugu soo dhaweeyeen Garoonka Maadaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar,Golaha Capinetka DDSI,Guurtida Odoyaasha,Wasiirada,Qaybaha Bulshada iyo Kooxaha fanka.

Sawirada iyo Macluumaad dheeraad ah dhawaan fisha.