Deg Deg:- Isku Shaandhayn Golaha Xukuumada iyo Magacaabido Cusub oo Ka Soo Baxay Shirkii Capinetka

Jigjiga(CN)Waxaa la isku shaandheeyay Goihii Wasiirada iyo Maareeyayaashii Xafiisyada Heer Deegaan Caawa ka dib makii ay Shir isugu yimaadeen Golaha Capinetka DDS oo uu shirgudoominayay Madaxwaynaha DDSI. Halkan ka akhriso Isku shaandhaynta Xukuumada iyo Magacaabida Cusub ee Xukuumada hoos ka akhriso Liiska.

1-Cabdi Geedi oo ahaa Gud Deg Jigjiga wuxuu noqday maareeyaha Wakaalada Dakhliga

2-C/wahaab Rashiid oo ahaa Maareeyaha Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka wuxuu noqday Maareeyaha Kuliyada Cabdulmajiid(TTC)

3-Cabdi Xuseen(Sonkor) oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeele Wuxuu noqday wasiirka Cadaalada 4-Guleed Aw Cali oo ahaa Maareeyaha Xafiiska Naqshada iyo Dabagalka Biyaha wuxuu noqday kuxigeenka Beeraha

5-Yaasiin Cumar oo ahaa kuxigeenka Dakhliga kuxigeenka Beeraha

6-Maxamed Cabdi Xasan(Dhoodhe) oo Hore u ahaan jiray Gudoomiyaha Degmada wardheer wuxuu noqday kuxigeenka Hogaanka N/galyada iyo Cadaalada

7-Cumar Siyaad oo ahaa Wasiirka Dakhliga wuxuu noqday Maareeyaha Wakaalada Naqshada iyo Dabagalka Biyaha

8-Maxamed Cabdi Mawsar oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Nogob wuxuu Noqday Gudiga Dabagalka Xafiiska Madaxwaynaha

9- C/risaaq saxane oo hore u ahaa Mayorka Maamulka Magaalada Jigjiga wuxuu noqday Komishineerka Booliska DDSI

10-C/casiis maxamed cumar oo ahaa madaxa Maaliyada deg raaso wuxuu noqday kuxigeenka Dakhliga

11-c/fataax sheekh cali caafi oo ahaa madaxa dabagalka Xafiiska maamulka wuxuu noqday kuxigeenka Dakhliga

12- Wacays Maxamed oo ahaa Hormuudka Kuliyada TTC waxaa loo bedelay kuxigeenka TTC Qaybta Academic

13-ilyaas abiib oo ahaa kuxigeenka hormuudka TTC wuxuu noqday kuxigeenka TTC Dhinaca mmaamulka Maaliyada

14-maxamed Ibraahin C/laahi Dabagalka Maamulka kuxigeenka N/galyada iyo Cadaalada

15-Guleed Muxumed hore u ahaa kuxigeenka waxbarashada kuxigeenka wakaalada Dhismaha arimaha biyaha

16- axmed maxamed shukri oo ahaa lataliyaha madaxa arimaha xidhiidhka dadwaynaha wuxuu noqday ku-xigeenka waxabarashada

17-Bashiir axmeed xaashi oo agaasin Xafiiska Hor,Rermiyiga iyo Xolodhaqataa ahaa waxaa la geeyay Madaxa Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka

18-Irshaad Cali Nuur oo ahaa agaasinka Wakaalada cabashooyinka wuxuu noqday kuxigeenka cadaalada

19-Inj.Subeer C/lahi axmed Chief Pratacolka maamulka waxa uu noqday madaxa Wakaalada Iibka iyo Dhismaha Adeega Gaarka ah

20-amiin Daahir oo ahaa Dabagalka Maamulka wuxuu noqday lataliyaha wakaalada Warbaahinta

21-C/kuus c/laahi saleebaan oo ahaa kuxigeenka Maamulka Xukuumada wuxuu noqday lataliyaha madaxwaynaha Dhanka Xidhiidhka dadwaynaha

22-Cali ugaas cabdi oo ahaa  kuxigeenka wakaalada dakhliga wuxuu noqday kuxigeenka iskaashatooyinka

23-Faarax jaamaca oo hore u haan jiray gudoomiyaha Gobolka Afdher waxaa uu Noqday ku-xigeenka xafiiska xidhiidhka arimaha dawlada dhaqanka iyo dalxiiska

24- c/risaaq dayib oo ahaa xafiiska xeer ilaalinta iyo cadaalda wuxuu noqday ku xigeenka wakaalda ilaalinta deegaanka macdanta iyo tamarta

Gobolada:-

1-Maxamuud xaaji cumar oo ahaa Gud Deg Iimay Galbeed wuxuunoqday gudoomiyaha Gobolka shabeele

2-Maxamed axmed Badhcun oo ahaa Gud Deg dh/buur wuxuu noqday Gud Gobolka Afdheer

3-cabdi Cali Mataan(Cabdi ganay) oo ahaa Gud Deg awaare wuxuu noqday Gudoomiyaha Gobolka Nogob.