Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Gudiga Qabanqaabada Shirwaynaha X.D.SH.S.I. oo Maanta Shirkoodii ugu Horeeyay Galay.

Sida aan Wada Ogsoonahay Gudoomiyaha Gudiga Qabanqaabada Mudane C/Casiis Maxamed iyo Wasiirka Xafiiska Waxbarashada ahna Madaxwayne kuxigeen ahna Gudomiye kuxigeenka Gudiga Qabanqaabada Mudane Mawliid Hayir iyo Dhamaan xubnihii loo cayimay ayaa Shirkoodii ugu horeeyay galay Maanta waxay kudhiseen Gudiyada kala gadisan ee Qabanqaabada iyo Guud ahaanba Qorshihii lagu hawlgali lahaa. Gudigan oo maanta galinkii Hore iyo Galinkii dambeba uu shirkoodu socday ayaa uu ugu soo dhamaaday si habsami leh iyagoo sicad iskula meeldhigay Qorshihii ay kuhawgali lahayeen. 

Gudoomiyaha Gudiga Qabanqaabada Mudane C/Casiis Maxamed ayaa waxa uu noo sheegay in Shaqooyinkii loo xilsaray ay sidii loogu talagalay ugu socdaan. 

 

wixii kale ee kasoo kordhana gadaal ayan idinkala socodsiin doona