Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada DDSI UK Kasoo Qaybgalka Shirka Bixinta Kaarasha Diwaan Galinta Ururka Horumarinta Soomaalida Itoobiya (UHSI).

London(CN) Khamiis Sep.25.2014, waxaa la ogaysiinayaa in Ururka Horumarinta Somalida Itoobiya uu qabanayo shirkii bixinta kaarasha(Cards) dadkii horey isu diiwan galiyay isla Markaana laqorayo dadka. Sidaas darteed waxaa si sharaf leh la idiin ka codsanayaa inaad kasoo qaybgashaan shirkaasi dhaman jaaliyada DDSI UK iyo qofwalba oo danaynaya ururkan.
 
Goobta:               Ethiopian Embassy London
Saacada:             2:00 pm
Taariikhda:          27.09.2014
Kala xidhiidh:      07846975303/07961656476
 
Mahadsanidiin.
 
Gudoomiyaha UHSI ee Jaaliyada UK
Marwo Sacdiya Cabaas Cumar