Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada Ka Soo Jeeda DDSI ee Ku Dhaqan Twin-City iyo Nawaaxigeeda Ka Soo Qaybgalka Shir Balaadhan oo Lagu Taageeri Doono Go'aamadii Shirweynaha XDSHI,Horumarka,N/galyada iyo Maamulka Suuban.

MN(CN) Isniin oct,7,2014.Waxay jaaliyada DDSI ee Gobolka Minnesota ay ogaysiinaysaa dhamaan dadweynaha ku nool twin-city iyo nawaaxigeeda inay kasoo qayb galaan shir balaadhan oo ay jaaliyadu ay ku taageerayso horumarka,N/galyada iyo maamulka suuban ee ka taabagalay guud ahaan 68da Degmo,9ka Gobol iyo 4ta maamul magaalo ee uu deegaan soomaalida itoobiya ka kooban yahay ee ay gadhwadeenka tooboon ka yihiin XDSHSI iyo Xukuumada Madaxwayne Mudane CMC.

Sidoo kale Munaasabadan ayaa ay jaaliyadu ku taageeri doontaa Go'aamadii ka soo baxay shirwaynaha 8aad ee Caadiga ah ee lagu soo gunaanaday Gobolka Nogob gaar ahaan Xarunta magaalada Fiiq.

Xafladan oo lagaga warbixin doono isbedelka ka taabogalay Deegaanka intii xukuumada maantu jirtay oo maqal iyo muuqaal ah ayaa ay ka soo qaybgali doonaan Senatero ka mida congress-ka,Governors,Madaxda jaaliyada,Sedyo,Sewd,Ururada Bulshada,Odoyaasha ,Aqoonyahanka iyo martisharaf kale. Xiliga uu shirkani Dhici doono:-Habeenka Sabtida

Saacada:- 6:00 ama 12:00 AM.

Taariikhda Shirka:- october,11,2014.

F.G:- Wixii faahfaahi dheeriya kala xidhiidh cinwaanada

1- Anab Ali 952 261 4215 (Sewd)

2-Jamaal shukri 612 229 0496 (Sedyo

3-Ahmed Takhal 612 483 7208 (jaaliyada) 3/Sadaad Hussein Sonkor 9527699528 (Dyse)