Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogeysiis Dhamaan Jaaliyada iyo Qurbajoogta DDSI Ee UK Inay Ka Soo Qeybgalaan Shir lagu Taageerayo Go'aanadii XDSHSI Axada 12/10/14 Saacada 06:00PM London.

London (NN) 09/10/2014 Ogeysiis Dhamaan Qurbajoogta ka soo jeeda DDSI ee ku dhaqan UK Waxaa Si Xushmad iyo Sharafi ku Dheehan Tahay lagugu Casuumay Shir Lagu Taageerayo Go;aanadii dhaxalgalka ahaa ee ka soo baxay shirwaynihii 8aad ee XDSHSI ee ka dhacay xarunta Gobolka Nogob ee magalada Fiiq.

Hadaba Waxaa Laga Codsanayaa Dhamaan Bulshada ka Soo jeeda Deegaanka ee ku Nool Dalka Ingariiska gaar ahaan Londoniyo Nawaaxigeeda in ay Ka soo Qeybgalan Xafladan Qiimaha u leh Guud ahaan shacabweynaha DDSI Dal iyo Dibadba.

Dhanka kale waxaa iyana habeenkaas Shirka kasoo qaybgeli Doona qaar ka mida Fanaaniinta aadka looga qadariyo London oo aad looga Jecelyahay dunida soomaalidu ku nooshahay Iyo TVga ESTV iyo Warbaahinta DDSI Shirkan ayaa ayaa ay Qabanqaabada iy martigalinteeda ay isku soo dubarideen Jaaliayada DDSI ee UK Iyo Gudoomiyaha Ururka Hormarinta Somalida Itoobiya Marwo Sacdiya Cabaas. waxaana ka qeybgalaya Aqoonyahanada Siyaasiyiinta Ugaasyada Salaadiinta Waxgaradka Iyo Masuuliyiinta Ka Socota Safarada Itoobiya Ee UK.

Goobta Munaasabadu ka dhici doonto: Ciwaanka AMA Address Waa Diamond Hotel 142 the Broadway West Ealing London W130TL.

Taariikhda Shirka: 12/10/2014

Waqtiga AMA Saacada Time 06:00PM To 11:00PM

Waxii Faahfahin dheeri Ah Kala xidhiidh telefoonadan. TELL 07846975303 TELL 07961656476