Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogaysiis:Dhamaan Bulshawaynta Kasoo Jeeda DDSI Ee Finland Kasoo Qaybgalka Shirka Taageerada Go'aamadii Kasoo Baxay Shirwaynihii XDSHSI Ee Kadhacay Xarunta Gobolka Nogob Ee Fiiq.

Finland(CN) Jimce.17.Oct.2014, Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsha waynta kasojeeda DDSI ee Kudhaqan Finland in laqaban doono maalinta Sabtiga oo kubeegan 18 bishan October shir balaadhan oo lagu taageerayo isbadalkii kadhacay shir waynihii 8aad ee lagu qabtay magaalada islamarkaana loogu hanbalyaynayo.

Shirkan oo ay qabanayaan ururka dhalinyarada SEDYO iyo ururka dumarka ayaa kadhacaya wadankaas Finland.

Kala xidhiidh:-

Mohamed Abdi Tarax-         +358466425896
Mohamed Abdi Dj-                +358504251500
Sakariye Mohamed Hala-   +358400382195