Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada Itoobiya Ee Germany Iyo Wadamada Dariska Ah Shirkii Sanadlaha Ee Jaaliyada.

Germany(CN) Khamiis.23.Oct.2014, waxaa dhammaan jaaliyada Somalida Itoobiya ee ku dhaqan wadanka Germany iyo wadamada dariska la ah la ogaysiinayaa in la qaban doono shirkii sanadlaha ahaa ee jaaliyadda Germany,hadaba waxaa si sharaf badan looga codsanayaa in ay ka soo qaybgalaan  shirka jaaliyadda DDSI ee sanadka 2014.

Goobta iyo taariikhda shirku dhacayo dhacayo waa sidan:- 
Äthiopisches Generalkonsulat (Eschersheimer Landstraße 105-107, 60322 Frankfurt am Main 01.11.2014).
Saacadda: 13.30 hr  
Waxyaabaha sannadka ajendaha u ah shirka waxaa ka mid ah:-
 
1.Waxqabadkii iyo war bixinadii jaalaiyadda sanadkii la soo dhaafay.
2.Diiwaangelinta Ururka Horumrinta  Somalida Ethiopia.
3.Taageridda shirkii xisbiga ee lagu soo dhisay Guddi fulin iyo Gole dhexe.
4.Soo dhawaynta  dhallinyarada cusub ee dhawaan ku soo biiray Jaaliyadda DDS  Germany.
5.Su,aalo iyo dib uhabaynta Jaaliyadda.
 
Waxaa marlabaad jaaliyada sharafta badan laga codsanaynaa in ay ilaaliyaan wakhtiga uu shirku bilaabanayo,intaas wixii dheerna kala xidhiidh qabanqaabiyayaasha shirka:-
 
1.Cabdirashiid-                            4915216383791 ama 015171589382. 
2.Axmed Xassan Xaali-              4915212156549.
3.C/Rashiid Shukul Cabdi-       01637916767 ama 017671999228.  
4.Farxaan Offenbach-               015210381751.