Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

InaaLilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Maxamed C/laahi oo Ku Geeriyooday aadis-ababa

AA(CT) Axad Nov-16-2014. eebe naxariistii jano ha ka waraabiyee Waxaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada Addis-ababa Maxamed C/laahi oo xanuun la soo dersay todobaadadii ugu danbeeyay halkaasoo in lagu soo dabiibo caafimaadkiisa loo geeyay magaalada Addi-ababa qadarka eebe ayaan la baajin karine geeridii alle ee xaqa ahayd kutimi laguna aasay magaalada addis-ababa.

Waxaa tacsi u diraya qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Maxamed C/laahi masuuliyiinta Xukuumada DDSI,Odoyaasha Dhaqanka,Ganacsatada iyo Aqoonyahanka Qurbajoogta. dadka tacsida diraya.

1-Khadar Cabdi Ismaaciil Wasiirka Ganacsiga iyo Gaadiidka DDSI

2-C/casiis Maxamed Madaxa Xarunta Dhexe ee XDSHSI ahna Awooda M/xigeen.

3-Baashe Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Xafiska Xidhidhka Dawlada,Dhaqanka iyo Dalxiiska. DDSI.

4-C/fataax Siciid Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka DDSI.

5-Ibrahin Max'ud Mubarak Ku-xig Wasiirka Dooxooyinka iyo Waraabka DDSI.

6-C/laahi Maxamed(Garbo) wasir Ku-xigeenka Wakaalada Dakhliga DDSI.

7-Guuleed Jabane Maareeye Ku-xigeenka Enterprise.

8-General Cabdi Aadan Waris.

9-Cabdi-bari Macalin Maareeyaha Wakaalada Qurbajoogta DDSI

10-Cabdi Khaliif Buraale mareye Ku-xigeenka Wakaalada Qurbajoogta

11-Fowziya Cukaash 11-Cabdi Aadan.

12-C/naasir Cali Daroor

13-Najax Carab.

14-iimaan Muxumed.

15-Ugaas Xasan UK.

16-C/laahi Farey

17-Colonel Nasradiin Canab.

18- Bashiir Aw Xasan.

19-Ibrahin Carab

20-C/fataax

Dhamaantood waxa ay eebe uga baryayaan Qoyskii iyo eheladii uu marxuumku ka geriyooday in uu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumkana eebe janatul fardawsa ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin.