Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Kulan Casho Sharaf Ay Isugu Yimaadeen Masuuliyiinta Ururka SEDYO & Qaarkamid Ah Masuuliyiinta Jaaliyadda DDSI State Minnesota Minneapolis (Warbixin+Sawirro)

Minneasota (CN) Axad Nov-23-2014 Kulan Casho Sharaf Ay Isugu Yimaadeen Masuuliyiinta Ururka SEDYO Iyo Qaarkamid Ah Masuuliyiinta Jahliyada State Minnesota Minneapolis Oo Rintii Si Habsami Leh Loogu Kala War Qaatay Laguna Gorfeeyay Sidii Loo Laban Laabi Lahaa Dadaalka Geedi Socodka Isku Xidhka Shacabwaynaha DDSI Ee Ku Dhaqan State Minnesota Iyaga Oo Runtii Qaybwayn Ka Ah Dadaalka Ay Xukuumadu U Gashay Nabad Galiyada,Horumarka,Isku-xidhka Cadaalada Iyo Maamunka.Suuban Ee Sida Xawliga Ah Uga Hano Qaaday Deegaanka Sanadihii Lasoo Dhaafay Kaasoo uu Harmuud Ka Yahay Madaxwayne Cabdi Mohamud Cumar Oo Runtii Aynu Wada Ogsoonahay In Waqtigiisii iyo maskaxdiisiiba u huray kor u qaadida nolosha shacabka Gaar ahaan dhinacyada Horumarka,N/galyada,Maamulka suuban iyo Xidhiidhka Qurbajoogta.

Jaaliyada iyo Sedyo"Madaxwaynaha ayaa socdaalo dhaadheer ugu baxay Qaaradaha aduunka Si Uu Ula Kulmo Ulana Tashado Jahliyadaha U Dhashay DDSI Ee Ku Dhaqan Dunida Dacaladeeda,halka Dhamaan gobolada iyo degmooyinka Deegaankana ilaa ardaaga Geela uu shacabka aawadeed ugu baryay. Dhinaca Kale Waxaay Masuuliyiinta Jahliyada DDSI ee MN Shaqo Wanaag Ku Amaaneen Ururka Dhalinyarada Sedyo Oo Runtii Dadaal Dheeri Ah Mar Walba Lagarab Taagan Dawlada Deegaanka.Iyo Shacab Waynaha DDSI Ee Ku Dhaqan State Minnesota Iyo Nawaaxigiisa Viva Ururka SEDYO And All DDSI.

Afhayeenka SEDYO Jamaal Shugri