Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogaysiis: Jaaliyada DDSI ee Ohio-Columbus oo Diyaargaraw Balaadhan Ugu Jirta Xuska Munaasadabada 9aad ee Maalinta Qowmiyadaha Hidar 29.

Ohio-Columbus(CN) Sabti Nov-29-204. Hogaaaminta jaaliyada DDSI ee Ohio-Columbus ayaa ugu jirta diyaargaraw balaadhan qabashada Xuska maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta reer itoobiya oo markii 9aad sanadkan lagu xusi doono magaalada Asosa ee Deegaanka Benishangul-Gumuz..

Hadaba jaaliyada Ohio-Columbus ayaa Qurbajoogta ka soo jeeda Deegaanka la socodsiinaysa ka soo qaybalka Xuska maalinta Hidar 29 oo lagu qaban doono OHIO sida ku cad faahfaahinta Sawirka hoose.