Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Madaxwaynaha DDSI Oo Maanta Yimid Xarunta Deegaanka Ee Magaalada Jigjiga.

Jigjiga(CN) Axad.Nov.30.2014, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta yimid xarunta DDSI ee Jigjiga oo kasoo dagay garoonka caalamiga ah ee Garaad W/waal.

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa tan iyo khamiistii ina soo dhaaftay kusugnaa xarunta dalka ee Addis Ababa. Wuxuuna madaxwaynuhu muddo labo toddobaad ah ku maqnaa dalka dibadiisa.

Qaar kamida hogaaminta sare iyo golaha capinetka ayaana maanta madaxwaynaha soo dhaweeyay wakhtigii uu soo galayay magaalada.