Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Yaan La Moogaan Masrax-faneedkii La Wda Sugayay ee Caano Ka Dhan Abwaan Axmed Budul iyo Mxamed Saleebaan(Jeesto)

Dubai(CN) Axad-Dec-14-2014.Waxaa La Ogeysinayaa Dhamaan Jaaliyaadka Somaliyeed ee Ku Dhaqan Imaaraadka Carabta iyo nawaaxigeeda In Ay Ka Soo Qeybgalaan Masrax-Faneed Loogu Magac Daray Habeenkii Dhaqanka iyo Hidaha ee Caano Ka Dhan oo ay kuu Soo bandhigi doonaan Abwaanka Caanka ah ee Axmed Budul iyo Fanaanka Sanadka Maxamed Saleebaan Jeesto oo aad loo jeclaysan doono.

hadaba Gudiga qabanqaabada bandhig faneedka iyo Hogaaminta Jaalaiyada DDSI ayaa mar labad si xushmed leh kaaga codsanaysa ka soo qaybgalka Showgan Oo Loogu Magac Daray Habeenkii Caano Kadhan

Waxaa Soo Bandhiya Xulka Fanaaniinta DDSi Ugu Caansan Kooxda Xulka Liyuu Band Al-Fanaan Axmed Budul & Max.Ed Jeesto

Goobta: Ama Adderss Waa Carlton Hotell Sharjah Kasoo Horjeedka Edwan Hotell

Taariikhda Waa 19/12/2014

Saacada Waa 7PM Ilaa 1AM

Wixii Faafaahin Ah Kala Xidhiidh Tellkan 971 553 483 000