Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Shirwayne ay Si HeerSare ah U Soo Agaasimeen Jaaliyada DDSI Magaalada Birmingham oo Xalay Ka Dhacay Birmingham.

Birmingham (CN) Khamiis Jan-15-2015. waxaa si qurux badan Caasimada 2aad Ee Dalka ingariiska xalay lagu qabtay Kulan Balaadhan Lagu Qabtay Waxaa Kasoo Qeybgalay dhamaan Jaaliyadda DDSi Ee ku dhaqan Nawaaxiga Magaalada Birmingham Ee Uk.

Kulankan Ayaa Waxaa Soo Agaasimay Jaaliyadda DDSi iyo Ururka Haweenka Ee Jaaliyadda DDSI Ee Magaalada Birmingham kulankan Ayaa Waxaa lagu Qabtay Hoolka Weyn 2A Heather Road Small Heath Ee Magaalada Birmingham Shirkan Ayaa

Shirwaynahan ayaa Waxaa ka Soo Qeybgalay Marti-Sharaf ka Socota Magaalada London oo uu Hogaaminayo Sheekh iyo Sheekha Weyn ee Magaalada Birmingham Sheekh Dhayib oo dhawaan labada Sheekh Booqasho Ku Tagay Deegaanka Taasoo Labada Sheekh ayaa Jaaliyadda DDSi ee Magaalada Birmingham uga Warbixiyay Hormarka iyo Nabadgalyada iyo Maamulka Suuban ee ka taabogalay DDSI.

Shirka Ayaa Gudoominaayay Yusuf Sh. axmed oo Katirsan Jaaliyadda DDSI Birmingham Waxaa lagu soo dhaweeyay makerifoonka Sheekh Xusen oo Sagaal Bilood ku Maqnaa Deegaanka Taasoo Jaaliydda DDSi Ee Magaalada Birmingham oo u Baahnaa in Xogbuuxa Laga Siyo dhanka Maalgashiga Deegaanka Taasoo ay soo Dhaweeyeen Jaaliyadda DDSI ugana Mahad celiyay.

Waxaa kaloo halkaasi Ka Hadlay Sheekh dhayib oo ka Tirsan Culmada waaweyn Ee Dalka Ingariisak ee Ku Dhaqan Magaalada birmingham oo Dhawaan Booqasho Ku Deegaanka Sheekh Dhayib oo Booqasho ku Soo Maray 7bo Gobol oo Ka tirsan DDSI taasoo ay Soo Dhaweeyeen jaaliyadda DDSI Waxaa.

Sidoo kale kaloo Halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha ururka Haweenka Jaaliyadda DDSi ee Magaalada Birmingham Ee UK Marwo farixiyo Cabdi Qaadir iyo Gudomiye Kuxigeenka Jaaliyadda Marwo ayaan iyo Sahra Dool iyo waxaa kaloo Halkaasi Ka hadlay Badan