Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Shir Balaadhan oo Ay Isugu Yimaadeen Jaaliyada DDSI Hollan iyo Jaaliyada Belgium ayaa ay Ka Soo Baxeen Go'aano Dib Loogu Dhisay Hogaanka Jaaliyada Benelux.

Benelux(CN)Isniin Jan-26-2013.shir balaadhan oo ay so agaasimen jaaliyadaha holland iyo belgium oo ka dhacay wadanka holland magalada rotterdam 25-01-2014 shirkasoo ay ka soo qaybgaleen dhamaan xubanaha jaaliyadaha holland iyo belgium iyo marti sharaf kale ayaa jawi aad u wanaagsan ku soo gabagaboobay islamarkaana lagu soo doortay Hogaanka cusub ee jaaliyada DDSI ee Benelux.

Shirkan ayey ujeedadiisu ahayd in lagu dhiso gudiga fulinta ddsi benelux iyo gudoomiyaha oo gudigu ku doorteen isla madashaas laguna doortay mudane : mahamed abdi gurxan in uu noqdo gudoomiyaha Jaaliyada DDSI ee benelux. sidoo kale waxa shirka lagu doortey Hogaanka jaaliyada iyo kuxigeenada labada wadan iyadoona uu si balaadhan uga soo shaqeeyay qabsoomida shirkana islamarkaana kaga qaybgalay Teleconference Wasiir Kuxigeenka Qurbajoogta mudane Cabdi Khaliif Buraale(Dhoombe)  waxayna kala yihin gudiga fulinta cusub ee la doortay sidan hoos ku qoran.

1.      Guddoomiyaha Benelux:                                            Maxamed Cabdi Gurxan

2.      Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Benelux:              Cabdullaahi Cabdi Maxamuud
3.      Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Benelux:              Axmed Mukhtaar
4.      Maxamed Badri Macallin                                           Xubin Belgium
5.      Cabdimaalik Skeekh Daahir                                       Xubin Belgium
6.      Maxamed Weli Macallin                                             Xubin Netherland
7.      Aadan Maxamuud Maxamed                                     Xubin Netherland