Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Madaxwaynaha DDSI Oo Maanta U Kicitimay Dhinaca Xarunta Dalka Ee Addis Ababa.

Jigjiga(CN) Khamiis.Feb.26.2015, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta u kicitimay dhanka xarunta dalka ee magaalada Addis Ababa.

Madaxwayne Cabdi Maxamuud ayaa halkaas u tagay shirka Males Foundation oo uu kamidyahay. Males Foundatoin oo ay madax sare kamidtahay ayaa door muhiim ah u leh qorshayaasha horumarineed ee laga dhax lay hogaamiyihii argatida dheeraa.