Ogaysiis: waxaa dhamaan la ogaysiinayaa qurba joogta u dhalatay deegaanka ee ku sugan wadanka qadar gaar ahaan caasimada dooxa in shirwaynihii jahliyda la qaban doona.

Qatar(CN) Khamiis.Maarso.19.2015, Dhamaan Dadwaynaha u dhashay DDSI ee ku dhaqan Dalka Qatar waxaa lagu war galinayaa in shairwaynihii jaaliyadda laqabandoono waxaana nagala qayb gali doona Waziirka Qurba joogta DDSI Mudane Cabdilbari oo safar shaqo ku jooga wadanka Qatar  iyo Safiirka DFI ee Qatar Ambassador Mezganu. goobta iyo wakhtiga shirku uu qabsoomayo kala soco qoraalka hoose
 
Goobta:             Hoolka Safaarada DFI ee Qatar.
Taariikhda:         21/03/2015 (Maalinta sabtida ah)
Wakhtiga:          5:30pm (Shanta iyo badhka galabnimo)


Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh lanbaradan hoos ku qoran.
+97477011046
+97455779573
+97430149587