Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Shirweynhii Wadatashiga Ayaa Waqtigan Xaadirka Galay Wajigii Koowaad Oo Ay Daawanayaan Documentary Film Ah Oo Ka Warbixinaya Xalada Guud Ddsi.

Minnesota (CN) 23/03/2015 Shirweynihii Wadatashiga Xukumadda Ddsi Iyo Qurbajoogta Waqooyiga America Ayaa Waqtigan Xaadirka Ah Ka Socda Magaalada Minneapolis Sida Aad Arkeysan Sawirada Shirka Ayaa Waxaa Hoolka Shirka Soo Buux Dhaafiyay Qurbajoogta Waqooyiga America Taasoo Waqtigan Xaadirka Ah Ay Wajiyadooda Ka Muuqdaan Farxad Aad U Weyn Oo Ay Daawanayaan Documentary Film Oo Ka Warbixinaya Xalada Guud Ee Deegaanka Maanta Uu Marayo Waqtigan Xaadirka Ah.

 

Waxaa Hoolka Shirka Sida Aad Arkeysaan Muqaalka Sawirka Waxaa Aad Uu Soo Buux Dhaafiyay Qurbajoogta Ddsi Ee Ku Dhaqan Waqooyiga America Shirkan Ayaa Ah Shir Taariikhi Ah Oo Abid Aan Horey Loo Arag Oo Siweyn Loo Soo Agaasimay Waxaa Haloo Cawa Halkaasi Ku Dhan Fanaaniinta Waaweyn Ee Aadka Loo Jecel Yahay Oo Ayna Ku Soo Bandhigayaan Heesooyin Dhaantooyin Iyo Madadaalo Qosol Taasoo Ay Dhamaan Ka Soo Qeybgalayaasha Shirka Ay U Wada Riyaaqeen Sida Quruxda Badan Cawa Uu Shirka U Socda Dhanka Kale Waxaa Kaloo Shirka Kasoo Qeybgalay Odayaasha Dhaqanka Ee Ku Dhaqan Waqooyiga America Oo Safka Hore Fadhiya Ayaa Sida Aad Arkeysaan Muqaalka Wajiyadooda Farxad Weyn Ka Muuqata Waxaan Idin Balan Qaadeyna In Aan Idin Soo Baahin Doono Si Toos Ah Hadba Shirka Meesha Ay Wax Marayaan