Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Madaxwayne Kuxigeenka DDSI Iyo Wasiir kUxigeenka Qurbajoogta DDSI Oo U Kicitimay Canada.

Minnesota(CN) Sabti.Maarso.28.2015, waxaa manta saacada Minneapolis  ka dullay garoonka caalamiga Ah ee magaalada minneapolis  ka anbabaxay madaxweyne kuxigeenka DDSI mudane Cabdixakiim Cigaal Cumar iyo wasiir kuxigeenka qurba joogta DDSI mudane Cabdi Kahliif (Dhoonbe),  iyagoo ku sii jeeda wadanka Canada gaar ahaan magaalada Toronto  halkaaso aay ku qaban doonan shirkii wada tashiga jaaliyada ku nool wadanka Canada.

Waxaa airport ka  sagootiyay gudoomiyaha jaaliyada DDSI ee North America  mudane Mohamed Shukri Nuur iyo madaxa guud ee haayada horumarinta Somalida Itoobiya ee North America mudane Ibraahim  Arab iyo xubno kale oo jaaliyada DDSI ka mid ah.

Kala soco CakaaraNews xogaha danbe ee waftiga Canada oo aan dib idin kala soo socodsiin doono.