Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogaysiis: Dhamaan Xubanaha Guddia Fulinta Ee Jaaliyada DDSI ee North Ameerica.

Minnesota(CO) Jimce.April.03.2015, Gudiga fulinta ee jaaliyada DDSI ee Waqooyi Ameerica ayaa yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa oo ka dhici doona magaalada Minneapolis ee MN ee carigaasi maraykanka.

Kulankan ayay gudigu kawada hadli doonaan qaabkii ay jaaliyadu u hawlgali lahayd iyo qorshayaasha horyaala ee shanta sano ee soo socota. Hadaba waxaa dhamaan xubnaha gudiga fulinta ee jaaliyada la ogaysiinayaa in ay kasoo qayb galaan shirkaas.

Goobta: Kilimanjaro 4th lake street Minneapolis MN.
Saacada: 6:30 PM galabnimada Minneapolis.
Taariikhda: 04/03/2015.