Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogaysiis: Jaaliyada DDSI Ee Birmingham Shir Lagu Taageerayo Shirkii Caano Kadhan Ee Waqooyi Ameerica.

Birmingham(CO) Jimce.April.03.2015, Jaaliyada DDSI ee kudhaqan magaalada Birmingham iyo nawaaxigeeda waxaa lagu war galinayaa in ay kasoo qayb galaan shir lagu taageerayo guulaha iyo isbadalka qurbajoogta DDSI gaar ahaan dadaaladii ugu danbeeyay ee xukuumadu kasamaysay Waqooyiga Ameerika oo ay kadhaceen shirar loogu magac daray CAANO KADHAN. kuwaas oo ay dhamaanba qurbajoogta DDSI kumuujiyeen taageerada dhabta ah ee ay u hayaan isbadalka iyo horumarka DDSI.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb gali doona ugaasyada, salaadiinta, wax garadka, haweenka, dhalinyarada, iyo siyaasiyiinta kaasoo ay isku arki doonaan dhamaan taageerayaasha DDSI ee kudhaqan magaalada Birmingham iyo nawaaxigeeda.

Goobta: 2A Heather Road, Birmingahm, West Midlands B10 9TE.
Saacada: 5: PM ilaa 12: PM
Taariikhda waa: 04/04/2015.

Kala soo xidhiidh qaban qaabayaasha shirka 1) Ayaan Amasune-07460396192.  2) Farxiya C/qaadir-07557194723. 3) Maxamed Askari- 07448385180. 4) Bashiir Deegaan- 07480977866.