Xaflad Aad U Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawaynayo Rajmantiga 31aad Oo Kadhici Doonta Jigjiga.

Jigjiga(CN) Isniin.April.06.2015, Waxaa xaflad aad u balaadhan oo lagu soo dhawaynayo wax qabadka dhalinyarada rajmantiga 31aad lagu qaban doono habeenimada arbacada fooda inagu soo haysa madasha shirarka ee SMCX.

Xafladan balaaadhan ee lagu soo dhawaynayo wax qabadka rajmantiga 31aad ee kadhaci doona hoolka Sayyidka ayaa waxaa kasoo qayb galaya qaab dhismeedka shaqaalaha dawlada ee wasiirada, agaasimada, mada xafiiseedyada, maamulka magaalada, dhalinyarada, iyo wakiilada xaafadaha iyo qaybaha kala duwan ee shacabka.

Xafladan ayaa lafilayaa in ay kubeegantahay galabnimada ama makhribka maalinta Talaadada ah ee barito. Kala soco CakaaraNews faah faahinta xaflada waxqabadka rajmantiga 31aad.