Ogaysiis: Dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe Ee Jaaliyada Waqooyin America.

Minneapolis(CO) Talaado.April.07.2015,waxaa dhamaanba xubnaha golaha dhexe ee jaaliyada Waqooyi Ameerika waxaa la ogaysiinaya  in uu jiro shirkii jaaliyada.

Shirkan ayaa  dhici doona maalinta sabtida ah ee soo socota:

goobtu waa, 970 E Hennepin Ave, Minneapolis MN 55414,

Saacadu waa 4:00pm  galabnimo.