Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Wasiir kuxigeenka Xafiiska caaimaadka DDSI oo Kulan Qado ah Kula Yeeshay Nogob Hotel Jaaliyada DDSI ee Jabuuti.

Jigjiga(CN) Sabti May-09-2015.Waxaa maanta uu kuxigeenka Caafimaadka mudane C/fataax Siciid uu Qado sharaf ugu sameeyay Hotel Nogob Hogaaminta jaaliyada DDSI ee ka dhisan dalka jabuuti kuwaasoo waayadan booqasho ku joogay magaalada jigjiga.

Jaaliyada iyo wasiir kuxigeenka ayaa uu xidhiidh wanaagsani ka dhex abuurmay xiliyo uu socdaalo ku tegay dalka jabuuti halkaasoo uu kulamo iyo shirar balaadhan kula soo yeeshay Jaaliyada soomaalida iyo safaarada itoobiya ay ku leedahay jabuuti.kulan kula yeeshay