Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogaysiis: Kasoo Qaybgalka Shirka Daahfurka ESYO Ee Lagu Taageerayo XDSHSI.

Minnesota(CN) Talaado.May.12.2015, Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa qurbajoogta u dhalatay DDSI ee kusugan carigaasi kasoo qaybgalka shir lagu daahfurayo ururka dhalinyarada ESYO laguna taageerayo dooraashada Xisbiga XDSHSI oo ka dhacaya magaalada St. Cloud  ee gobolka Minnesota.

Waxaadna kala xidhiidhi kartaa ama aad xogta dheer ka heli kartaa xogta ku daabacan sawirka sare kamuuqda.