Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyadda DDSI Ee Birmingham Shir Lagu Taageerayo Mashaariicaha Hormarineed Ee laga Hirgalinayo DDSI.

Birmingham (CN) Talaado.12.2015 Ogeysiis Jaaliyadda DDSI Ee ku Dhaqan Magaalada Birmingham Iyo Nawaaxigeeda Waxaa lagu Wargalinayaa In Ay ka Soo Qeybgalaan Shir Lagu Taageerayo Mashaariicaha Horumarineed ee ay kamidka yihiin Kulliyadaha Farsamada, Jaamacada Qabridahare & Warshada Sonkorta Godey iyo Buundada Waangey, Jidka Godey ilaa Feer Feer, iyo Mashaaricyada Hormarineed ee Laga Hirgalinayo DDSI, Taasoo Jaaliyadda DDSI ay soo dhaweynayaa Taageerayaan una Hambalyeynayaa Xukumadda DDSI. Shirkaasi ayaa lagu Qabanayaa Magaalada Birmingham.

Shirkan ayay kasoo qayb gali doonaan Ugaasyada, Salaadiin, Waxgaradka Siyaasiyiinta Dhalinyarada Haweenka iyo Culmada Shirkan Ayaa Habeenkaasi Waxaa isku Arki Doona Dhamaan Taageerayaasha DDSI ee Ku Dhaqan Magaalada Birmingham iyo Nawaaxigeeda

Taariikhda: Waa 14/05/2015 Khamiis

Goobta: 2A Heather Road, Birmingham, West Midlands B10 9TE

Saacada: 6:PM Fiidnimo ila 9:PM

Kala Soo Xidhiidh Wixii Faahfaahin Ah Gudiga Qaban Qabada  Shirka

Tell Ayaan Amusane 07460396192
Tell Farxiyo C/Qadir 07557194723
Tell Maxamed Askari 07448385180
Tell Sheikh Dhayib 07475705257
Tell C/raxman Xaji sirad 07963555819