Ogaysiis: Kasoo Qaybgalka Shirka Horaa Loo Soconayaa Iyo Taageerada Musharixiinta XDSHSI Oo Kadhacaya Sweden.

Göteborg(CN) Khamiis.May.14.2015, waxaa dhamaan SEDYO Sweden la ogaysiinayaa kasoo qayb galka shirka Horaa Loo Soconayaa iyo Taageerada Musharaxiinta XDSHSI. Shirkan ayaa kadhici doona magaalada Göteborg ee wadankaasi Sweden.

Goobta: Göteborg spadegatan Sweden.
Taariikhda: 17 May 2015 Saacada:  15:00 pm ilaa 00:00.
Kala xidhiidh: 1) Tel-0046707265499-gudoomiyaha SEDYO Sweden mudane Maxamed (Huways). 2) Mudane Xayi 0765850136 3) 0700980603-mudane Cabdicasiis.