Ogaysiis: Qurbajoogta Ku Nool Waqooyiga Ameerika In Barnaamijkii Dooda Universal Lagu Soo Celin Doono Saacadu Markay MInnesota u tahay 8:00da Fiidnimo ee Caawa.

Dhamaan qurbajoogta ka soo jeeda DDSI ee ku nool waqooyiga ameerika waxaa la ogaysiinayaa in dadkii uu dhaafay barnaamijkii dooda ee habeen hore ka baxay Universal TV loogu soo celin doono caawa marka ay saacadu u tahay Gobolka Minnesota 8:00 Fiidnimo.

Hadaba bulshooy yuunan idin dhaafin mar labaad barnaamijkan dooda ee aadka u xiisaha badan iyadoona dib aanu ka soo sheegi doono xiliga Australia loogu soo celin doono.