Madaxwayne Barack Obama Oo Booqasho Ku Imanaya Itoobiya

Washington(CN) Jimce.June.19.2015, aqalka cad ee Maraykanka looga taliyo oo shaaca kaqaaday in uu madaxwaynaha dalkaasi Maraykanka uu booqasho ku imanayo dalka Itoobiya dhamaadka bisha July ee sanadkan 2015.

Waxay madaxwayne Barack Obama wadahadli doonaan madaxda dawlada Itoobiya iyo madaxda komushinka midowga Afrika.

Inta uu xilka madaxwaynanimo ee wadanaasi Maraykanka qabtay Barack Obama ayaa noqonaysa booqashadiisii koobaad ee Itoobiya yimaado.