Ugaas Xasan Oo Hanbalyo U Diray XDSHSI Ee Guusha Aqlabiyada Ah Kahelay Shacabka DDSI Kadib Natiijadii Doorashadii 2007.T.I.

London(CN) Khamiis.June.25.2015, Ugaas Xasan oo ku hadlayo Magac Gudiga Odayaasha Guurtida jaaliyadda DDSi Ee UK Ayaa Hambalyo u diraynaa Dhamaan Xisbiga Talada Haya Ee Deegaanka oo ku Guuleystay Doorashadii 5aad Cod Aqlabiyad ku helay in mar labaad in Xisbaga uu Hogaamiyo., wuxuuna kubilaabay sida tan:-

Ugu Horeyn waxaan Hambalyo u dirayaa dhamaan Xubnaha XDSHSI Ugu horeyn Gudoomiyaha XDSHSI Mudane Maxamed Rashiid Isxaaq, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, saddexda madaxwayne kuxigeen mudane Mowliid Haayir, marwo Sucaad Axmed, mudane Cabdixakiin Cigaal, iyo Madaxa Xaruunta Dhaxe XDSHSI mudane Cabdicaziz Maxamed iyo Dhamaan Golaha Kabnineedka iyo Dhamaan Golaha Wasiiirada iyo Masuulayiinta Heer Gobol iyo heer degmo dhamaan Waxaan leeyahay hambalyo Habmalyo !

Waxaan Kaloo Hambalyo u Dirayaa Dhamaan Taageerayaasha XDSHSI ee Ku Dhaqan Dalka iyo Dibada ugu horeyn Xubnaha Waqooyiga America iyo Taageerayaasha Canada iyo Sweden & Finland & Denmark & Jarmalka & Imaradka Carabta & Qatar & Jabuuti & UK dhamaan Waxaan Leeyahay Hambalyo!

XDSHSI Waa Xisbi Taariikh Ku Leh Deegaanka Waxbadan Soo Qabtay Had iyo Jeer Waa in aanu Xusno Meelkasta aanu Joogno Dal iyo Dibad waa Xisbi Ku Dadaalaya Hormarka iyo Nabadgalyada Iyo hormaraka ka Hana Qaaday Deegaanka.

Ugu Dambeyntii Waxaan jaaliyadaha Kula Dardaarmayaa in Dadaalkii Ay Ku Taageerayeen XDSHSI ay Sii laba-laabaan islamarkaana ay kasii wadaan hawlahii horumarka iyo nabadgaliyada ee dalka.