Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Maamulka Jaaliyada Iyo Hogaaminta Sare Ee XIsbiga North America Oo Hanbalyo Iyo Baogaadin U Diraya Shacabka DDSI Iyo XDSHSI Oo Go'aamiyay Dhismaha Xukuumada Shanta Sano Ee Soo Socota.

Jigjiga(CN) Arbaco.July.01.2015, Maamulka Jaaliyada Ddsi ee north America iyo hogaaminta sare ee xisbiga north America ayaa waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan shacabka DDSI iyo xukuumada uu  XDSHSI mar labaad shantan sano ku go'aamiyay.

Maamulka jaaliyada North America ayaa soo dhaweeyay go aanka xisbiga XDSHSI Ee uu kusoodoortay inuu madax wayna Dawlada Deegaanka soomaalida  Ethiopia Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Markale Hogaamiyo shacabka DDSI.

Jaaliyad dawlada Deegaanka somalida Ethiopia Ee North America ayaa balan qaaday in shantan sano ee sosocota  ay  siwanaagsan ulashaqayn doonto Madax waynaha Iyo Xukuumadiisaba.

Midakale waxaa jaaliyada North Amrica ka go aan in lameelmariyo Qorsheyaasha Shanta  Sano Ee Soosocota GTB2 Kajaaliyad Ahaan Waxaan Marwalba diyaar unahay ka qayb qaadashada  hormarka Deegaanka.

Xafiiska Jaaliyada North America  ee Minneapolis, Minnesota, America.