INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERI NAXDIN LEH NIMCAAN CABDI OBOLOS OO GEERIYOODAY.

Jigjiga(CT) Isniin August-4-2015.Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar,Afhayeenka Baarlamaanka DDSI mudane Maxamed rashiid Isaaq,Golaha Capinetka Dawlada,Maareeyayaasha Kuliyadaha iyo Wakaaladaha,Golaha Guurtida odoyaaasha oo uu ugu Horeeyo Garaad Kulmiye Garaad Maxamuud Dool ayaa waxay tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Eheladii uhu ka baxay alle ha u naxariistee maareeyihii wakaalada Dhismaha Jidadka Marxuum Nimcaan Cabdi Obolos lehna "Waxaan eebe ka baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo marxuumka Qoyskii,Eheladii iyo wadar ahaanteenba samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin Aamiin.

 

Marxuumka ayaa lahaa macaan oo si kadis ah ugu soo booday kaasoo dhakhtarka loola cararay qadarka eebaan la baajin karine halkaas tii alle ku timid naxariistii jano eebe ha ka waraabiyee.