Tartanka Koobka Kubada Cagta Ee Horyaalnimada Deegaanada Dalka Ayaa Si Xamaasad leh Uga Socda Xarunta DDSI-jigjiga


                                                                                                                                                                  

 

 

 

 

jigjiga(CN), Arbaco, 12ka August.Tartankan koobka kubada cagta ee horyaalnimada deegaanada dalkeenan itoobiya oo ay kuloolamayaan 35 kooxood ayaa si xamaasad leh uga socda magaalada jigjiga ee xarunta deegaanka. Iyadoo deegaan walba ay uga qayb galayso 4 kooxood oo xul ah. Waxayna cayaarahani labada galinba kasocdaan 3 garoon oo waa wayn oo kala ah: xarunta madaxtooyada, kuliyada macalimiinta ee Dr. cabdi majiid xuseen iyo jaamacada jigjiga.

Iyadoo hanaanka la isugu xidhay kooxaha deegaanadu ahaa 6 meelood oo waawayn oo ay meeshiiba tahay 6 kooxood marka laga reebo koox kadhiman mid kamid ah deegaanada ayaa wakhtiga, goobta iyo nidaamka la isugu aadiyeyna ay tahay mida shaxdan hoose kucad:

Taraha cayaarta

Wakhtiga

Saacada

Isku-aadka

Garoonka

1

2 group-1

3

3/12/07

3:00

Jigjiga vs janeel

Madaxtoyada

3:00

Korim katama vs Qirqos

Ttc

9:00

Ambo vs Walayta

Jaamacada

4

5 group-2

6

04/12/07

3:00

Harar shankor vs Asosa katama

Madaxtooyada

5:00

Harar buna vs Tana baherdar

Madaxtooyada

9:00

KSSA vs Birhan

Madaxtoyada

7

8 group-3

9

04/12/07

3:00

Galan katama vs Durame katama

Jaamacada

5:00

Abay shirkole vs Gulale

Jaamacada

9:00

Bure katama vs Karamara

Jaamaca

10

11 group-4

12

04/12/07

3:00

Rayi vs yunit

Ttc

5:00

Habkon vs Harar maramiya

Ttc

9:00

Ali habte vs Garage ganda wuha

Ttc

13

14 group-5

05/12/07

3.00

Liyu police vs Afarniqalo

Ttc

5.00

Lalibela vs Farawn

Ttc

15

16 group-6

17

05/12/07

3:00

Benishangul police vs Waliya

Jaamacada

5:00

Wuqro vs Fafan

Jaamacada

9:00

Tulobalo vs Dabarqo

Jaamacada

Dhanka kale, waxaa iyana Furitaankii tartankan kasoo qaybgalay mas’uuliyiin sare oo heer federal iyo heer deegaan isugu jirta oo sheegtay inuu tartankani yahay mid sii xoojinaya wanaaga iyo is-dhexgalka wadanoolaanshiiyo ee qoomiyadaha iyo shucuubaha dalka. Iyadoo shacab-weynaha jigjiga uu halkaa kamuujyey soo dhawayn farxad leh oo ay mudo dherarayeen.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa cayaartii koobaad ee tartan lagu furay labada kooxood eek ala ah: D.H Ee jigjiga iyo Jan’el. Halkaas oo ay labada kooxood ku dhexmartay cayaar runtii gil-gilshay garoonka. Ugu danbaynse, waxay guushu raacday kooxda Janel oo (1-0) kaga adkaatay jigjiga.

Islamaalintaas, waxaa iyana isu baxay Korim katama iyo Qirqoos waxayna baxeen kalama adkaan(1-1)

Hasayeeshee, waxaa jawiga badalay oo qaylo iyo sawaxan garoonku hal mar ladhawaaqay cayaartii Ambo katama iyo Walayta soda ay iskaga horyimaadeen garoonka jaamacada jigjiga. Nasiib-darase, waxay cayaartaasi kusoo af-meerantay bar-baro(0-0). Harar shankor iyo Asosa katama ayaa iyaguna lamid ah(0-0). Balse, Tana baherdar ayaa iyadu bacda iskajartay oo (1-0) ugu xoog-sheegatay Harar buna. Galan katamaana waxay afka ciida udartay Durame katama oo ay kaga guulaysatay(1-0).

Ugudanbayntii, waxaa wali lagu gudajiraa wareegii 1, aad ee tartankan inkastoo lafilayo inuu soo gabagaboobi doono maalmahan fooda inagu soo haya balse wali fari kama qodna oo ilaa 90 kulan bay kakooban yihiin cayaarahani.