Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Gudomiyaha jaaliyada Ddsi ee benalux oo Masuuliyiin sarsare ay Gagida diyaaradaha ku soo Dhaweeyeen.

Jigjiga(CN)Arbaco aug-19-2015. Waxaa garoonka caalamiga ah ee garaad wiilwaal international airport si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Gudomiyaha jaaliyada ddsi ee benalux mudane Axmed Mukhtaar.

Waxaa gagida ku soo dhaweeyay masuuliin sare oo ay ka mid ahaayeen Kuxigeenka ahna kusimaha wasiirka caafimaadka DDSI mudane c/fataax siciid,Maareeyaha wakaalada qurbajoogta mudane cabdi bari macalin,maareeyaha kuliyada tababarada macalimiinta Dr cmajiid mudane maxamuud heeryo,maareeyaha shirkadaha yaryar mudane cabdi bile,maareeye kuxigeenka wakaalada qurbajoogta mudane cabdi khaliif buraale,xildhibaano iyo hogaaminta dhaqanka.

 

Axmed Mukhtaar ayaa ka mid ah shaqsiyaadka ugu dadaalka badan dhanka qurbajoogta ka soo needs Ddsi ee ku baahsan dacalada dunida sgaqooyin badan op la taaban karana ka qabtay dhonacyada abaabulka.horumarka Nabadgalyada maamulka suuban iyo taageerada Xisbiga talada deegaanka Haya.