Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Madaxweynaha Oo Garaad Wiil-waal Kadagay

 

Jigjiga(CN) Axad 30ka August 2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftidii uu hogaaminayay oo kasoo kicitimay xarunta dalkeena itoobiya ee Addis Ababa kadib kaqaybgalkii shirwaynihii EPRDF ee maqale ayaa maanta duhurkii kadagay gagida diyaaradaha ee xarunta deegaanka soomaalida itoobiya ee magaalada Jigjiga-Garaad Wiil-waal. Madaxwaynaha ayaana hada kusugan Jigjiga.