Ani DDSI Iga Daawo

Jigjiga(CN)  31ka August 2015, Waxaan macaamiishayada sharafta iyo sumcada naga mudan ee xaalada dhabta ah ee deegaanka jecel inay lasocdaan ku wargalinaynaa in Shabakada Cakaara aad toos uga daawan kartaan qaybta Videoga wararkii uGu danbeeyay deegaanka iyo barnaamijyo nooc kastood ubaahato oo xiiso badan kuna raali galin doona.

Kuxidhnaw oo kadheeho cakaaranews qaybta DAAWASHADA wax walba oo aad deegaanka uga baahato.

MAHADSANIDIN.