Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Jaaliyada DDSI ee Australia oo Tacsi u Diraya Gudoomiyaha jaaliyada Umalkhayr Dalmar Geeridii Walaasheed Ku Timid.

Australia(CN) Khamiis Sept-03-2015. Jahliyada DDSI ee Australia waxay u tacsi u dirayaan Gudoomiyaha Ururka DDSI ee Australia Marwo Umal- Khayr Dalmar iyo reer Haji Ali Dalmar oo dhan inuu ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo, geeridii walaasheed Alla ha u naxariistee marxuumad Amina Adan Dalmar oo ku geeriyootay magaalada Perth ee wadanka Australia.

Marxuunka waxaan Illaahay uga baryaynaa in Janadii Fardowsa loogu bishaareyo, eheladii, qoyskii iyo asxaabteedina samir iyo iimaan Ka siiyo.
Aamin

Yusuf M Haibe