MW CMC iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kadagay Garoonka Godey

Jigjiga(CN) Isniin, 7dii September 2015 , Madaxweynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka socdaal shaqo uga ambabaxay xarunta deegaanka-jigjiga ee garoonka Wiil-waal iyagoo ukicitimay magaalada Godey. Waxaana halkaa si wayn ugu soo dhaweeyay mas'uuliyiinta maamulka gobolka Shabeele, maamulka magaalada godey iyo shacabweynaha godey intaba.