Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

MW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta

Jigjiga(CN) Talaado, 8dii Septmber, 2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa socdaal shaqo oo ay kugaadheen magaalada Godey kadib dib ugu soo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga. Iyadoo Madaxwaynaha iyo Waftiguba ay xili gaaban galabta soo gaadheen xarunta.