MDW CMC Oo Ras Hotel Kusugan

Dire Dawa(CN)Jamce, 18ka September 2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan uu hogaaminayo oo kakooban hay'adaha amniga heer deegaan iyo gudoomiyeyaasha gobolada oo saaka socdaal shaqo jigjiga uga ambabaxay dhanka ismaamulka magaalada Dire Dawa ayaa hada kusugan huteelka Ras ee magaalada Dire.

Waftigan ayaa tan iyo inta shaqadadoodu udhamaanayso sii joogi doona magaalada Dire.

Ujeedada socdaalka shaqo ee waftigan oo faah-faahsana goor dhaw kala soco Cakaaranews