Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Isku-shaandhayn Cusub Oo Gobolada Lagu sameeyay

Jigjiga(CN) Talaado, 22ka September 2015, Waxaa isku shaandhayn lagu sameeyay gudoomiyeyaasha gobolada deegaanka. Waxaana la isugu shaandheeyay sidan:

Gobolka Sitti-------------------C/wali gudoomiyihii hore ee gobolka faafan

Gobolka Jarar------------------C/Cali Mataan gudoomiyihii hore ee gobolka Nogob

Gobolka Shabeele------------Farxaan Cabdi Maajuun gudoomiyihii hore ee jarar

Gobolka Liibaan--------------Maxamed Kaahin

Gobolka Nogob--------------Axmed Xaaji Aadan gudoomiyihii hore ee Liibaan

Gobolka Qorraxey-----------Yuusuf- halkiisii

Gobolka Afdheer------------Maxamed Axmed-halkiisii

Labada gobol ee hadhay dib ayaan idin kala socodsiin doonaa.