Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

MW CMC Oo Salaadii Ciida Carafa Kadib Godey Uduulay

Jigjiga(CN) Khamiis, 24ka September 2015, kadib markii saaka si qurux badan loo tukaday salaadii ciida carafa oo uu madaxwaynuhu qodobo farxad leh oo ay kamid ahaayeen: in cafis loo fidinayo maxaabiista waantawday kasoo jeediyay ayuu madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo wafti aad ubalaadhan hogaaminaya uduulay magaalada Godey oo lagu qabanayo munaasabada guulaha ciidanka gaarka ah ee DDSI kasoo hoyiyay ladagaalanka cadawga Al-qushaash. Iyadoo halkaa loogu soo dhaweeyay si aan inaba caadi ahayn.

Waftigan balaadhan ayaa isugu jira qaar hawada kusocdaalay iyo qaar dhulka sii maraya. iyadoo ay cakaara kamid tahay waftiga dhulka maraya si ay idiinku soo warbixiso.

Faaf-faahinta wararka godey iyo munaasabada kadhacaysa kala soco cakaaranews.com/