Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

MDW CMC iyo wafti uu hogaaminayo oo u ambabaxay Addis ababa

Addis’ababa(CN) Axad 4tii October 2015  Waxaa maanta ka anbabaxay garoonka diyaaradaha  ee garaad wiil waal international Airport  ee xarunta deegaanka wafti balaadhan oo uu hogaaminaya madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  iyaga oo u kicitimay caasimada dalka ee addiis’ ababa.

Madaxwaynaha iyo waftigan uu hogaaminayo ayaa ka qayb’galidoona kalfadhiga 1aad ee golaha baarlamaanka heer faderaal oo bari ka furmi doona xarunta dalka ee Addis ababa.