Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Biyo-xidheenada Degmada Gaashaamo Oo Meel Fiican Maraya

Gaashaamo (CN) Sabti, Nov 07 2015, Gudoomiyaha degmada gaashaamo mudane yuusuf xasan cali ayaa sheegay in hirgilinta qorsha yaasha biyo xidheenada ee degmadu ay meel fiican u marayaan.Maamulka degmada gaashaamo iyo shacabka oo iskaashanaya ayaa dadaalo adag ugu jira ka midho dhalinta qorsha yaasha dhanka biyo-xidheenada .

Hadaba gudoomiyaha ayaa sheegay inay biyo-xidheenada qaar ku guulaysteen meesha inta hadhayna ay hirgalintooda dadaal ugu jiraan iyadoo degmaduna uu ka curtay roobkii.