Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Dagmada gaashaamo oo dhirayn samaysay

 

Jigjiga (CN) Sabti Nov 14 2015,Gudoomiyaha degmada gaashamo mudane yuusuf xasan cali ayaa sheegay in maamulka dagamda iyo ,shacabwaynaha oo isku dhafanay dhireen ka sameeyeen agagaarka magaalada gaashaamo.

Dhirayntan ayaa waxay ka dambaysay kadib markii ay maamulka dagmadu ay wacyi galin balaadhan ka sameeyeen fagaara yaal kala duwan oo dagmada ah,

Kadib fahan buuxa oo ay shacab weynuhu ka qaateen waxtarka dhirtu leedahay ayay kula qaateen maamulka degmada inay la sameeyaan dhirayn